Author Topic: Su'aal: Dabada ayaa i cuncunta?  (Read 4038 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Intisaar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dabada ayaa i cuncunta?
« on: June 06, 2017, 10:58:59 AM »
asc dhaman dhaqaatiirta pagekan waxa rabaa in talo laga iga siiyo
muddo sanad ka badan ayan waxan isku arkay in dabada ay i cuncuneyso gaar ahan marka la gaaro galabti ama habenki sido kale dabada afkeda hore waxa iga yaala wax yar oo nabar camal kuusan maraka qaarkod markan rbo inad saxaroodo dhiig oo kaliya aya iga imaaanayo
waad mahadsan tihiin




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Dabada ayaa i cuncunta?
« Reply #1 on: June 08, 2017, 12:28:39 AM »
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal la xidhiidha su'aashaada.
FIIRO GAAR AG:
Qoraalka hoos u akhriso ilaa aad ka fahmeysid in uu xanuunkaagu la xidhiidho.
Waa kan linkigii:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0
Talo SAARO Allaah