Author Topic: Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?  (Read 2376 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 97
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?
« on: June 09, 2017, 03:34:44 PM »
Sambabada ayaa xirmo cod aad moodo sidii bisada(yaanyuur)ta oo shucaac cml u yeeraa ayaa laga maqlaa waana hindisaa sidoo kale waan qunfacaa  markii aan qunfaco ama hindiso naqaska kistoo waa iga fuqaa..

Xasaasiyad waa qabaa sanboor iyo neefna waalid keey ayaa qabo ana waa isaga shakiyay


Lkn su'aashu waxeey tahay
Markaa qunfaco ama hadiii qof iga qosliso sambabada I xirmaan waxaa Soo qunfacaa

Xab sidii kuusha u sameeysan ..ukumo moodo  burtuq burtuq ah oo qoyaan badan laheen

Xabkaas tixan ma borkeeta leh mase neef mase samboor

Thank you




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Xab sidii kuul isugu xariirsan?
« Reply #1 on: September 05, 2017, 08:39:55 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabaha:
http://bitly.com/2xMBRmu
Sidoo kale halkaan ka akhriso jawaab kale:
http://bitly.com/2xMPJgM
Talo SAARO Allaah


 

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 14708
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin
Su'aal: Madaxa sidii biriqda oo kale leygu dhuftaa?

Started by MahamuudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2685
Last post August 31, 2016, 08:40:34 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Iftiin markaan eego, sidii qaanso roobeed?

Started by Abdullahi AbdiwaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2550
Last post May 12, 2019, 05:19:07 PM
by Abdullahi Abdiwali
Su'aal: Caloosha oo sanqadha sidii biyaha?

Started by AbuabdirahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4262
Last post February 01, 2018, 09:02:44 AM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Shahwadayda sidii hore uma adka?

Started by Abdi HafowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3798
Last post May 16, 2019, 09:39:57 AM
by Abdi Hafow