Author Topic: Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?  (Read 4232 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamed Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?
« on: July 01, 2017, 08:22:21 PM »
ASC Dc waxaaan u baahna inaad wax iiga sheegtid dhibtaaada ka dhalan karta isticmaalida bakin soda ama Faxiso ama qamiiriso iyadoo jirka la marinayo ama ilkaha lagu dhaqanyo si ay u cadaaadan waa maxay dhibka ka dhalan kara arrinkaaas




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bakin soda, faxiso ama qamiirka?
« Reply #1 on: April 27, 2018, 08:10:18 PM »
Su'aashaan horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5798.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: bahashan burka lagu darro (leebito/faxiso ama yeast)?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17998
Last post April 23, 2016, 04:30:59 PM
by SomaliDoc