Author Topic: Su'aal: Daawooyinka qaar indhaha ayaa igu bararo?  (Read 3724 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaxeeye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daawooyinka qaar indhaha ayaa igu bararo?
« on: July 29, 2017, 09:08:32 PM »
Asc somdoc waxaan isku arkay marki aan cuno kaniiniyada qaar sida declovin iyo amprovin indhaha ayaa i barara sidi qof shini cuntay cml.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daawooyinka qaar indhaha ayaa igu bararo?
« Reply #1 on: May 27, 2018, 12:23:42 PM »
Waxaa laga yaabaa inaad Allergy ku qabtid daawooyinkaas ee iska ilaali, meelne ku qoro si aan laguu siin mar kale.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: