Author Topic: Su'aal: 10 bilood ka hor qalliin ayaa la igu sameeyay?  (Read 3554 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sumaya12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: 10 bilood ka hor qalliin ayaa la igu sameeyay?
« on: July 30, 2017, 12:57:49 AM »
Asc dhamaantin aadban idiin salamaya salan kadib waxan rabaa inaa su al idin waydiyo su ashayduna waa sida tan
Waxan ahay hoyo leh sadex caruura da'dayduna waa 21jir cunuga igu yar waa 1sano iyo bar  waxa mudo laga jogo 10bilood layga qalay xanuun ay kusheegeen (corpus-luteum-cyste des ovary) marka DR wax dhibayto ah maku yeelan karaa uur qaadiska iyadoo 10kaa biloodna uur raadis aan ahaa
Waana layga qalay xanuunkaa
Waxayna idheheen hada ok baa marka dr allaah swc ayaa bixiyo awlada  laakiin ma jiraan kiniino iisahlaya ama ii fudaydinaayo uur qaadiska mahadsanid jasaakallaah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 10 bilood ka hor qalliin ayaa la igu sameeyay?
« Reply #1 on: May 27, 2018, 12:25:32 PM »
Waxaa lagaa qalay biro biyood ku samaysan tahay ugxan sidaha, sida dhakhaatiirtu sheegeenne waa lagu guuleystay, taasi uurka kama hortagi karto wax raad ahne inaysan kugu reebin ayay u badan tahay.

Way jiraan kaniiniyo caawiyo dhinaca hormoonada ee uurka loo qaato, taasina waxaa haboon inaad kala tashataa dhakhtarka kula jooga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: