Author Topic: Su'aal: Wadnaha oo xoog ii garaacmay?  (Read 2287 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fariida Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadnaha oo xoog ii garaacmay?
« on: August 31, 2017, 12:25:28 AM »
Asc Somali doctors waan idin salaamay salaan kdb wll waxaan rabaa hadii fursad ii heli kareysaan ciyow inaad iigu soo jawaabtan mahad sanidiin. Hadii aan su aasheyda u guda galo waxey thy wll bishaan bilawgeydii habeen saw dhexe baa waxaan dareemay wadnaha oo xoog ii garaacmaya naqaska igu dhagmaya aanan istaagi karin lugaha i jareenayaan kdb qaniini madax xanuun ayn cunay habeenkii dhan an seexan wayay indhaha hdn isku geeyo wan kala furayay naqaska awgii kdb subaxdii ayan isbital weyn oo Sweden ku yaala le geeyay wax kasta ayee iga baareyn wadnaha wey iga jakimeyn waxey igu dhaheyn inflammation yar ayaa jirkaga ku jiro walwalna wuu ku haayaa wax walwal ahna ma dareen saneyn kdb isbuuc ayaa kasoo wareegty naqaskiii wuu i haayay dhaqtar magaalada dagan ayn u tagay una shegay wuxuuna igu dhahy caloosha kaa fadhido waye iyo gaas oo ku haayo kaniini gaas ayuu isoo qoray kdb wn cunay xogaa sidii hore wn kasoo yara ficnaaday kdb waxan dareemay wali feeraha oo culeys iga saaran  markan socdo wareeraayo indhaha caad iga saaran tabar daro iyo cunaha oo i xanuunaayo quumanka oo aan u jeedi wayay oo dhuunta hoos u tagteyn gamcaha oo I jareenaayo kdb dhaqtar carab oo private ah oo Sweden ku yaala ayaan u tagay dhiig farta ah ayuu iga qaaday iyo dhuunta ayuu candhuuf iga qaaday kdb waxey ii shegeyn inaa bacteria qabo kaniini qalajiyo ah ayee ii qoreyn kdb 10 malin soo qaado ayee I dhaheyn sadax malin ayn hada qaatay. Wali wareerkii iyo cuna xanuunka wn dareemayaa naqaska oo igu adkaado markaa cunto cuno iyo markaa seexdo sankana wuu iga xermaa maskaxdana wey i xanuuntaa qof dhalinyaro ayn ahy 18 jir ee diktoori maxey yhn cudurkaas isoo jawaaba alle kher ha idinku badaley




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Cuduro aan garaneyn
« Reply #1 on: August 31, 2017, 02:28:40 AM »
Akhriso linkigaan iyo linkiyada la socda,
http://bit.ly/2vtPQQR
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Maxaa keeni karo qof wadnaha ka xanuunsan, baaristune caadi tahay?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8452
Last post June 09, 2011, 10:50:09 PM
by SomaliDoc
Hawl Gabidda Wadnaha (Heart Failure)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 66117
Last post December 18, 2007, 01:08:59 AM
by SomaliDoc
Maxaa keeno wadnaha inuu dalooshamo?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Caruurta

Replies: 0
Views: 38711
Last post December 28, 2015, 02:50:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kiniiniga Big power ka wadnaha wax ma yeeli karaa??

Started by CanabcumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8255
Last post February 28, 2016, 05:07:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema?

Started by Saladyare9Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4861
Last post March 25, 2016, 09:02:53 PM
by SomaliDoc