Author Topic: Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?  (Read 2058 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdirizak Yeed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?
« on: September 07, 2017, 12:54:25 PM »
asc aadbaad uga mahad sanitihiin sida sharfta keh nootixgelisaan
Dr su'asheyda hadaan kuda galo.
subax welbo waxaan soo kacaa aydoo 2bda dolood  gudaha sanka icuncunayan hadaan tataabto diif iyo hindhisho ayaa iwaasho.
farmashiye hadaan tago waxey isoo siyaan daawo sanboorka loo istimaalo waan kuyara roonaana hadan sidii aan kusoo labta malmo kadib.
Dr mudo 2sano kudhowad ayaan sidaan ahay
Mahadsanid




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?
« Reply #1 on: September 08, 2017, 12:21:50 AM »
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
http://bit.ly/2vJoFha
Talo SAARO Allaah