Author Topic: Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?  (Read 3730 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xabiib141

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?
« on: November 03, 2017, 09:11:31 PM »
Asc waa mahadsantihiin dhaman dr waxaan rabaa in lee sheego sababaha keeno xaniinta oo mar mar xanuun keenta xanuunkaana sii faafa kor iyo hoosba xataa seedaha lugaha maxaa keeno iyo marna ee wenaato marna shuuqda jwb




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?
« Reply #1 on: November 21, 2018, 08:31:18 PM »
Xiniinyo xanuunka cillado badan ayaa keena, waxaase ugu caansan caabuqa galo xiniinyaha ee faahfaahintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 42146
Last post January 20, 2018, 03:01:49 PM
by Abdirizak Hazzan
Su: maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10032
Last post February 14, 2011, 08:47:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaaskeyga waxaa xanuunta xudunta xilliga caadada?

Started by XanduleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7797
Last post March 10, 2012, 12:46:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay buruq yar oo xaniinta bidixda ah?

Started by XasanyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4223
Last post December 17, 2017, 10:25:23 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxa i xanuunta naaska bidix hoostiisa?

Started by NimcooyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4783
Last post April 16, 2015, 09:58:00 AM
by SomaliDoc