Author Topic: Su'aal: Ma jecli wax aqrinta?  (Read 2358 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ali Yare55

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ma jecli wax aqrinta?
« on: November 05, 2017, 09:19:48 PM »
Markaan isku dayo in an wax aqriyo makasda dhan ayaa culees IGA fuulayo awooda xifdinteydane good ayey usii dhaceysa
Waa maxay ciladaa Dr?




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Majecli wax aqrinta
« Reply #1 on: November 05, 2017, 11:47:26 PM »
Wax akhrisku waa muhiim, wuxuu muhiim u yahay xoojinta maskaxda iyo sare u qaadida garaadka.
Waxaana jira wax yaabo caqabad ku ah wax akhriska.

Halkaan ka akhriso jawaabta:-
Hurdada iyo Wax Akhriska

Halkaan ka akhriso:-
Iloowshaha

somalidoc:-
" Qaab gooni ah oo wax loo akhristo oo qof walba anafacayso ma jirto laakiin waxay ku xiran tahay qofka dabcigiisa iyo waqtigiisa siduu u maaraysto iyo qaabka ugu sahlan ee wax u fahmi karo iyo waqtiyada wax akhriska ay u sahlan tahaya am fahanka qofka uu fiican yahay.
Haddii ay jiraan cillado kaa heysto qaabka wax akhrinta waad noo sheegi kartaa si aan kaaga siino talooyin, adigoo noo faahfaahiya sida waqtigaaga maalmeed uu u habaysan yahay".

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan
Talo SAARO Allaah