Author Topic: Su'aal: 3 sano miisaankeyga muusan kordhin?  (Read 3192 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samatar.143

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: 3 sano miisaankeyga muusan kordhin?
« on: November 29, 2017, 10:13:50 PM »
Asc dr
Dr waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo dadiisa tahay 20 sano jir. Dr waxan ku waydiin lahaa imika mudo laga joogo 3 ila 2 sano weight jidhkeygu ama miisaankeygu muu kordhin iney wax kasii dhinman moyane koradh ma laha marka dr si aan miisaankeygu u kordho maxan isticmalaa ama sameeyaa?
Waxanu udhaxeeyey miisaankeygu 58 - 60kg

Mahadsanid Dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 3 sano miisaankeyga muusan kordhin?
« Reply #1 on: November 29, 2018, 04:47:31 PM »
Miisaanka oo hoos u dhaca ayaa laga walwalaa ee hadduu miisaanka halkiisa taagan yahay wax dhib ah ma keeno, sababtoo ah waxa aad cunaysid iyo tarmarta aad bixinaysid ayaa isku dheelli tiran. fadlan ak faa'idayso talooyinka aad miisaankaaga ku kordhin kartid oo casharkaan ku jira: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1710.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7127
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18407
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?

Started by Mazcuuz AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 5037
Last post October 01, 2016, 03:21:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: wiil yar oo 3 sano iyo bar jira oo sanku cabudh sanyahay?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 17144
Last post May 11, 2011, 03:13:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ookiyaal qaadashada imisa sano ayaa ugu fiican?

Started by GeesdiirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14934
Last post June 04, 2012, 07:30:05 PM
by SomaliDoc