Author Topic: Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?  (Read 4620 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Salmaanu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?
« on: December 04, 2017, 12:56:40 PM »
Waxaan Ahay Wiil Dhalinyaro Ah Ilaa 33 Jir Oo guursaday Walina uur Aanan Loo Qaadin Dhibka Aan Isku arkayna Waxaa Kamid Ah shahwadayda Oo Aad uyar umaleeyayna inaysan gaadhayn makaanka hal mar Ka badan Na aanan galmo samayn karin Markaan Yaraana Waan Siigayn san jirtay Taasaana umalaynaya Dhibka Ihaysta Inuu Saban uyahay Ee Ila taliya plz




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?
« Reply #1 on: November 30, 2018, 07:42:54 PM »
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in uurka soo daaho, biyahaaga oo yarne tilmaan uma ahan ee fadlan dhakhtar la xiriir si shahwada looga baaro tirada iyo tayada xawada bacrimiso ugxanta, akhriso faahfaahin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0

Sidoo kale way dhacdaa mararka qaar in uurka soo daaho iyadoo wax cillad ah aysan jirin, talooyinka halkaan ku qoran raac: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7027
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hore iyo imika wakhtiyada qaar waan kacsadaa balse........?

Started by CaaqilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17663
Last post December 27, 2010, 07:13:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hilibka ariga wax dhan waslad waan ku xanuun sadaa?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6611
Last post March 02, 2016, 01:48:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6745
Last post October 10, 2017, 09:05:34 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Imtixaanka markaan naxo waan biyo-baxaa?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7086
Last post May 16, 2015, 04:38:30 PM
by SomaliDoc