Author Topic: Su'aal: Cudurrada laga dhaxli karo mukulaasha?  (Read 3217 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilyaasmaxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cudurrada laga dhaxli karo mukulaasha?
« on: December 18, 2017, 11:19:43 AM »
Waa idin salaamay dhamaan bahda Somalidoc  salaan kadib waxaan rabaa in inaan ogaado hadii ay jiraan wax cuduro ah oo laga dhaxli karo 
mukulaasha ama yaayuurta qof walbo siduu uyaqaano  ::)




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Cudurrada laga dhaxli karo mukulaasha?
« Reply #1 on: December 19, 2017, 08:40:55 PM »
Bismillah, ugu horeyn way jiraan cudur laga dhaxlo makulaasha ama Bisadda, maadama Bisadda ay tahay Xayawaan Guri joog ah, Haddan ku xanaanaysano Guriga, isla markaasna sahlayso in marwalba suuragal noqon karto in xiriir na dhexmaro.
 Tusale xagga kitchen-ka, Aqalka, store-ka ama maqaasinada cuntada ku kaydsano & meelaha aynu fariisanno.
 Sida darteeda, Bisaddu waxa gudbin kartaa cuduro badan, sida cudurada halkaan ku qeexi doono
 1) toxoplasma waa parastie oo keena xanuun oo ku dhaca mindhicirada Bisadda kaas oo sabab u ah, marka Bisadda ay cunto xayawaano kala duwan, sida rodents ama jiirka iyo cayayaano kale.
 2) fleas waa Dhuudhi/ Boodada waxa suuragal ah in ay ku daadato ama ka buuxsanto dhagorta Bisadda, islamarkasna ay keeni karto xanuuno lid ku ah Dadka, Qoyska iyo Deegaanka
 3) waxa kale dhici kartaa in Mukulaashu xagtiimadeed ( cat's Scrtach) ay keeni karto Bacteria magaceed layiraahdo(bartonella)
 4) waxa kale jira (sporotrichosis) waa Nuuc kamid ah Fungus-ka ku dhaca dadka
 5) roundworm, ringworm, dhamaan waxa ay ka yimaadaan Bisadda.
 
 YAASE KHATAR UGU JIRAA
 
 Dumarka Uurka leh, Caruurta School age & Dadka Da'da ama Sheebabka.
 Madaama ay u nugul yihiin wax kasto, maxa yeelay waxa lagu tirinayaa in uu yaryahay Difaacooda (poor immunity system)
 SIDEE LOOGA HORTIGIKARA.
 
 Fadlan, Bisaddada Guriga ku ilaaliso yeysan aadin deriska, gacan-gashi Adeegso markaad u qubeynayso, Ka fogey Meelaha Cunada kuu taalo, Ugu Dambeyntii ??
 qaado tallaal lid ku ah Rabies-ka.





FG: waxa jira Cashar ka hadlayo, Xanuunada lagu kala qaado Bisadaha oo Hadda kahor Dhakhtarka ka hadlay. Fadlan linkiga hoos (Guji)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1682.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.

Offline Ilyaasmaxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Cudurrada laga dhaxli karo mukulaasha?
« Reply #2 on: December 20, 2017, 12:16:16 PM »
Maasha allaah  jazaaka allaah dectoore  waan helay jawabti aan rabay alx


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60370
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9223
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10838
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19342
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 15352
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin