Author Topic: Su'aal: Sperms ayaa igu yar?  (Read 163 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xusni55

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
« on: January 13, 2018, 10:04:17 PM »
Waxaan tagay dhaqar waxaan ka cabanayay 3 sani oo xaas lahaa in aysan uur yeelan iyo cilad xaggeyga oo ah howlgab kacsi. Waxaa la iga qaaday  sperm test waxay natiijadiisu noqotay zero Sperm and semen.
Waxaa la ii soo qoray daawoyinka maxay tarayaan oo 3 bil soconaya.
1 levocarnitine tablets carnisure 500
2 selenium ace
3 coenzyme Q10