Author Topic: Su'aal: Cagahaa i huro markaan seexanayo?  (Read 2511 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdulazizhaaji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cagahaa i huro markaan seexanayo?
« on: August 09, 2017, 08:29:00 AM »
Asc dr in kastoo ku wareray ilahay mahadii hada aayuu ii tosay marka waxan rawaa 2 su al. Iga jiwabto in sh alh
 1) hawenkii marka an sexanayo waxaa si zaa id ah uu hura cagaha oo ilaa an ka ga shubo biyo qabow ah marka ay qalalan waa is la meshii
2)waxan daremaa mar marka qar in ay kaadida ugu dhageso xitaa waxan sameyay baritano wan la xariiray dhaqatir in yar dawo ayey so qoran muda kadib waa is la meshii. 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cagahaa i huro markaan seexanayo?
« Reply #1 on: June 08, 2018, 05:17:49 PM »
Caga hurka wuxuu astaamo u yahay xanuuno badan ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0

Midda ku saabsan kaadi ku dhegga, waxaa suuragal ah in qanjirka bosotaatada uu barar ku jiro, mana ahan cillad baaritaan dhiig iyo mid kaadiba lagu arko, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7076
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 19166
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 49214
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 117132
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9937
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc