Author Topic: Su'aal: Hooyo naas nuujinaysa oo ka shakisan uur?  (Read 214 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Barkhat

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 45
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Hooyo naas nuujinaysa oo ka shakisan uur?
« on: July 05, 2018, 09:42:16 PM »
Asc marka hore salaamtaa qaaliga ah ayaan walaalahayga digtoorada ah ku salaamayaa.Bacda salaan, wll suaashaydu waa sidan:Gabadh ilmo jaqsiinaysa oo shan bilood iyo badh naaska jaqsiinaysay ayaa calaamadihii uurka ee ay isku arki jirtay iskuaragtaySida wadne-xanuun iyo xudunta hoosteeda oo ay uurka ku garan jirtay,Markaan qaadi ka qaadayna negative ayuu odhanayaa, tiraba dhawr jeer baan shaybaadhka geeyay waa negative, iyaduna uur baa jira ayay leedahay.Hadaba suaashaydu waxay tahay ma dhici kartaa in naaskan ilmuhu nuugayaa qarinayo natiijadii ahayd in kaadida uur lagahelo.Naaska ilmuhu nuugayaa ma qarin karaa result-ga baadhista.Gabadha ayaa waxay taagan tahay sababta uurka looga heliwaayay kaadidu waxa weeye naaskan aan ilmaha nuujinayo.Hadaba ma dhicikartaa in naas nuujintu qarinayso?.


Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waad Wada Salaamantiin Meelkasta Oo Aad Joogaan.


 

Arin naxdin leh, hooyo somaliyeed oo uur leh oo ilmaheedii sun lagu tijaabiyay

Started by AoxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 11126
Last post January 16, 2010, 07:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo dilantay oo dhiig muddo 3 bilood wado?

Started by NasibBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5389
Last post February 03, 2011, 05:04:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3507
Last post August 30, 2015, 07:08:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay hooyo Uurki u horeeyay leh?

Started by AthnaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 882
Last post September 04, 2017, 08:36:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 750
Last post February 06, 2016, 04:08:53 PM
by SomaliDoc