waclaykum salaaaaaaaaaam
walaalkeen jareer horta waxa ku faraxsanahay inaa noqdo qofka koowaad oo ku dhaho WELCOME TO THE SOMALIDOC WEB , gacmo furan aa kugu soo dhaweeneenaa and waxa su'aalo qabtid u are free to ask ee hanagala xishoonin , i think webkan inaa ka heli doontid alot of advantages .
Any way welcome brother.