Author Topic: Su'aal: Terbinafine, terbisil iyo terminus maxay ku kala duwan yihiin?  (Read 4431 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Suheyb Abshir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Asc dr. waad ku mahadsan tihiin sida hagar la'aanta ah ee ad bulshada ugu adeegaysaan.
waxaa igu dhacay cawad mudo 7sano ku dhow in badan wan isticmaalay dawo somaliga sida saliid baregta lkn waa igu soo noqnoqdaa,Waxaan u tagay dhaqtar si uu caafimadkayguud u hubiyo waxba ma qabtid buu iyiri waxaanina dhib maleh kaniin terbinofine buu ii qoray markuu lkn wan ka wayey magaladayda waxayna isiiyeen kuwa pharcyga joogey labada kale oo aan labo jeer qaatay markuu muddo iga maqan yahy buu igu soo laabtaa marka dr. ma iska wadi karaa dhibse ma ii keeni karaan kaniinadani.
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
3-da magac ee aad sheegtay waa isla daawadii, magaca hore ee Terbinafine waa magaca asalka ee loo yaqaano "Chemical name", labada kale waa magacyo ay ula baxeen shirkadaha sameeyay daawadaas, waxaana magac bixintaas loo yaqaanaa "Trade name", waa sax qawadka waa loo isticmaalaa, waana inuu qofka wadaa ugu yaraan laba illaa afar usbuuc si isbadal uga dareemo, faahfaahitna cilladda qawadka iyo talooyin ku saabsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2313.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 68450
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 71680
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 64479
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48967
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46941
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc