Author Topic: Baabasiir (Haemorrhoids)  (Read 561391 times)

0 Members and 7 Guests are viewing this topic.

Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 97
  • Points: +0/-0
Re: Baabasiir (Haemorrhoids)
« Reply #15 on: July 30, 2015, 10:23:26 PM »
Baabasiir xariir mala yeelan kartaa markii aad dirin diryo isugu timaado futada af keeda hore kadibna ee cun cun aad dareento oo laxogo xiliga saxarada taas oo aad Ka nafiseeyso cun cun Ka  oo aad u bogeeyso xogitaan Ka nabar kii ee bahalaha yar yar oo cad cad (dirin diryo) ee sameeysay?


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Baabasiir (Haemorrhoids)
« Reply #16 on: August 01, 2015, 11:06:25 AM »
Hadduu baabasiirka cadaadismo oo meesha futada soo galo, waxay keentaa cuncun, laakiin waxyaabo kale ayaa cuncun keeni karo ee waa in lagu baaro oo saxarada laga baaro khaas ahaan gooryaanka cuncunka futada keeno ee loo yaqaano "Shoqosha"
Halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5851.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Baabasiir (Haemorrhoids)
« Reply #17 on: March 28, 2016, 02:20:23 PM »
asc waan ku salamey doc iyo dhamaan umada somaliyed aad ayaad u mahadsantahey doc sida hagar la.ida ah ee aad umada somaliyey wax ugu faa.ideysid
su aasheyda hadaan u gudbo
doc waxaa ihaayo baabasiir hada kahor 2007 ayáan mar iska jarey alx waan ku fcnaadey inkastòo cabsi badan ka qabey qaliinka kadib illaa waqtigaa aad iigama fogeyn yacni wuu igu soo noqnoqdaa cudurku oo waxaan  dareemaa markaan saxaronaayo banaanka ayuu usoo baxaa bararkiisa aan daremaayo in uu wax aan dhiig ku qiyaasey ey ku jiraan marka waxaan daremaa raaxo daro markaan saxaronayo waxaa ii weheliyo kaadida oo iyana raaxo daro kale leh iyo waliba mararaka qàar markaan niyeysto musqul waliba aan tago albaabka musqusha ama gudaha eyba iga soo fakato marka doctor waxaan kaa rabaa talo in aaad iga siisid waxii aan kula tacaali lahaa adigoo mahadsan waliba waan soo aqristey su.aalihii iyo jawabahaad ka bixidey dhamaan thanks asc

Offline Alaalah2

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Baabasiir (Haemorrhoids)
« Reply #18 on: April 02, 2016, 08:02:48 PM »
Asc Dr magaceygu waa cabdi xaji waxaan rabaa suall in aan ku weydiyo run ahaan tii waxaan iskaga shakiye babasiirka markii hore waxaan u tagay dakhtar waa oo fiiriye waxo igu dhahay  waxaad qabtaa babasiirka  waxona i dhahay waxa tahay qaliin run ahaanti dacad baan iska ahaan wax xanuun ah ma aqaan qabin oo aheyn wadna garaac iyo lafaxanun qalìinkii ba la igu sameyaya badaded mudo hada laga jogo 5 bilood ayaa ka so waregatay marka waxaan isku arkay xanuun ah in ay idikameyso meshii qaliinka lagu sameyay iyo mararka qaar aan dareemaayo in ay wax mudayaan cml waxana ka dareema maskaxda awalna ma aan qabi jirin dikankaas iyo xanunkasi aan maskaxda ka daremaayo dakhtarkii baan u naqday waxaan ku irin sidan baan isku arki waxow igu dhahay wan firinaaa waxaan dhahay ok dabed  waa u firiye waxow dhahay melyar oo gaduudan ayaa jirto lesar ayaan ku gubayaa ee diyar ma u tahay aniga e wan ka baqay waxaan is dhahay amoo dhib kale oo ka yimadaa  marka Dr maxaa illa gudbon oo aan sameyaaaa adiga oo mahadsan

Offline Axmed love

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Re: Baabasiir (Haemorrhoids)
« Reply #19 on: September 08, 2016, 04:47:57 PM »
asc Dr marka adbad u mahadsan tahy
safar ayan galay ilaa 15  sac ah laba jeer oo isku dhow somalia gudaheda

malinti safarka ka danveysay waxaan isku arkay cuncun dabada ah
malintii labad oo manta ah saaid ayu noqday wan xoqxoqay
dhinac aya so bararay wax yar ka dib
hada balal ayaan daremayaa

waxan isaga shakiyay babaasiir

e mxad talo I siinaynaa

wa xalad dagdag ah
fadlan sida ad janiska ugu dhow u hesho iiso jawaab
maxaan kaga hortagaa


 

Su'aal: Baabasiir ayan qabaa mudo labo sanno ah?

Started by ShaaficifalcoaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17791
Last post September 09, 2015, 01:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah?

Started by CabdaleBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 15517
Last post April 02, 2016, 12:00:48 AM
by Cabdale
Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?

Started by BasaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17776
Last post March 10, 2012, 11:40:50 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Baabasiir?

Started by BUREEQOBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17349
Last post April 06, 2012, 05:56:09 PM
by SomaliDoc