Author Topic: Su'aal: Caruurta bilaa Oxygenta ku dhalata?  (Read 3013 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Waran

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caruurta bilaa Oxygenta ku dhalata?
« on: November 23, 2018, 09:59:00 PM »
Dhakhtar waan ku salamaya marka hore, suaashaydu waxay tahay maxaa sababa caruurta bilaa oxygenta ku dhalata, iyadoo waliba xundhurtuna ku mar maran tahay.

Mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caruurta bilaa Oxygenta ku dhalata?
« Reply #1 on: March 26, 2019, 08:19:09 PM »
Caruurta oo bilaa oksajiinta dhalato waxaa loo yaqaanaa "Neonatal Hypoxia", waa cillad caruurta ku imaan karto bilaha dambe ee uurka ama xilliga foosha, waxyaabaha badan ee keeno waxaa ka mid ah, cunuga oo kafka ku daaho, xariga oo ku marjismo ama qulqulka dhiigga ibida oo xiranto xag nafaqo darri awgeed ama hooyada oo sigaar cabto ama xinjir dhex fadhiisato...

Sidaa awgeed, hadduu cunuga ku dhasho oksajiin la'aan waa in si degdeg ah loogu xiraa oksajiinta si loo badbaadiyo maskaxdiisa, haddii kale waxaa ku dhacayo xanuun la dhaho "Cerebral Palsy" oo ah curyaamidda maskaxda, faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8099.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aa: Xanuun caruurta ah Iyo Xanuun indhaha ah?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 24388
Last post September 06, 2011, 09:46:03 AM
by SomaliDoc
FILIN: Faaidooyinka Kala Durkinta Caruurta (Child Spacing)

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 34968
Last post November 08, 2009, 04:38:03 PM
by Admin
Su'aal: Vitamin C, Haddii Caruurta aad loo siiyo, Dhibaato mise Faa'iido?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11210
Last post October 12, 2017, 02:47:38 PM
by SomaliDoc
Tilmaamtaada Ee Uurka Caafimaadka Leh, Dhalmo iyo Daryeelka Caruurta

Started by ShenamicBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 24823
Last post January 27, 2015, 12:58:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Caruurta isku kaadisa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14661
Last post August 21, 2011, 03:10:50 PM
by SomaliDoc