website (
http://www.iseek.org) waa mid ay gobolka Minnesota ugu talo gashay inay dadka,hayadaha,iskuuladka,dowladda u isticmaalan waxyaalaha la xiriira waxbarasha,tababarka iyo shaqada la xiriira waxaan loo isticmaala siyaabo kala duwan....
Plan Your Education qorshaysto waxbarashadda
If you are considering schools in Minnesota, this section of ISEEK will help you identify the different types of education available, locate campuses and courses, and show you how to apply for admissions.
Search this section:
Find a School - all Minnesota schools
hilida iskuulka kugu dhow ee bixiya fasalada ama barnamijadda aad rabtid
Find a Program - certificates, diplomas, and degrees
hilida barnaamijyada aad rabtida
Find a Course - online, short-term, credit and non-credit
fasaladda lagu qaato onlinka
Find Areas of Study - hundreds of academic majors
waxa aad doonaystid inaad ku taqasustid
Find a K-12 Course - certified online courses
Explore and plan: sahmin iyo qorshe, waa arin muhiim u ah qof walba inuu ka baran dago waxbarshada.
First Steps to Higher Education tilaabadda kobeed ee lagu gaari karo waxbarasho sarre, sida Dr ama qareen, iyo waxa aad u baahan tahay inaan baritid si aad u gaartid ulajeedada danbe.
Use this guide to plan your college career, find descriptions of post-secondary degrees, and a glossary of college terms.
Types of Minnesota SchoolsLearn what types of schools best fit your needs for higher education.
Admissions somali hadii aad tahay, waxaad la imaan kartaa shahaado kasta iyo turjuman oo dugsi sare ah,
Tips and recommendations for applying for admission to schools.
Financial Aid Somali ku cusub wadan waxay leeyahiin rajo iyo mudnaan ka badan tan dadka cadaan ama dadka shaqayto ka badan, hadii aad sharci immigrant ku timid sida, refugee waxaad xaq u leedahay full financial aid uu ku dhow ilaa 2000 ilaa 3000, hadba inta fasal aad qadatid ku xiran tahay....
Explore the many options available to pay for your education.
Online Learning Where to find online courses and resources.
online waxaa ka bixi karo qof luuqada si fiican ugu hadla.......
K-12 Online LearningOnline learning in Minnesota for K-12 students, parents, and educators.
Short-term Training waxaa jira tababaro yar oo qofkii qaato uu ku helo karo shako iska fiican oo lacag fiican bixisa...
Find continuing education to certificate and licensing programs. Locate Adult Basic Education centers.
Work-based Learning Information and resources for youth work-based learning options. Locate internships, apprenticeship programs and experiential learning
please direct this site any fellow you know in MN, and it usualfull of general use too....
http://www.iseek.org