Somali Medical Forums
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
Home
Help
Login
Register
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah?
« previous
next »
Print
Pages: [
1
]
Author
Topic: Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah? (Read 7973 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Liban Ali Khataraawi
Newbie
Posts: 2
Points: +0/-0
Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah?
«
on:
December 06, 2018, 03:52:42 AM »
Dr in mudo ah waxan isticmala birkin yr o qafif waxan darema madax xanun sidi dawakhad o kale ah. Hurdo badan bn seexda o ila 10 saacadod ah. Hadaan meel kulul istaago ama aan balooni dheelayo waxan darema kul saaid ah iyo dawakh. Mxa sababa bd is ledahay ama talo ah mahadsanid
Logged
SomaliDoc
Moderator
Posts: 4709
Points: +3/-1
Gender:
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Re: Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah?
«
Reply #1 on:
March 31, 2019, 11:52:42 AM »
Cilladaadu ma ahan wax barkin ay sabab u tahay, madax xanuun, hurdo xumo, dawakhaad iyo kuleel jirka laga dareemo waxyaabo badan ayaa keeni kara waxaadne u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu baaro, waxyaabaha ugu badan ee keeno waxaa ka mid ah xanuunka gaaska, dhiigyarida, caabuqa jirka IWM.
Akhriso waxyaabaha madax xanuunka keeno:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0
Akhriso waxyaabha hurdo xumada keeno:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Akhriso waxyaabaha dawakhaada keeno:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0
Akhriso waxyaabha kor-hurka keeno:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0
Logged
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (
Internal Medicine
) Cudurada Faafa (
Infectiouse Diseases
) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (
Tropical Medicine
), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "
SomaliDoc.com
" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.
Igala Soco:
Print
Pages: [
1
]
« previous
next »
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Ku seexashada barkimo khafiif ah?
Similar topics (1)
Su'aal: Xabad u seexashada caruurta?
Started by
Torayo
Board
Qaybta Su'aalaha
Replies: 1
Views: 6429
May 06, 2016, 08:58:55 PM
by
SomaliDoc