Author Topic: Su'aal: Shaki iyo fikir xun oo aan badneyn?  (Read 6887 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamoud Abdiaziz

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shaki iyo fikir xun oo aan badneyn?
« on: March 31, 2019, 11:38:49 PM »
Dr Aad U Mahadsan-Tahay Marka Kowaad Suasheyda Hore Wa Hely Waxan Raba
Q1.Depression Ado Dawa U Qadan Si Caadi Alle Kaaga Cafiyey Adna Isku Dadaashey Sida Dhiiragelinta Psychologist Videos Depression loga Hadlo Quraan
Malaga Yaaba In U Dib Kugu Soo Laabto Adigo Wixi Ku Niyadjabiyey Dib U Heshey Kuna FarxsanTahay.


Q2.Shaki Iyo Fikir Xun Oo Aan Badneyn Calaamad Ma U Noqoneysa In Depression Weli Kugu Danbeeyo.
Tusaale Shaki Cabsi Ina Dembila Tahy Aaqiro Ka Baqid Waxyaalo Badan Mar Mar Waxan See Lagu Sameyy Sida mobile Sheyda Aaladaha Cusub oo kale

Q3.Jug Madax Ka Gaartey Ma Sababta Depression Ama Xifdis Aad U Adag Durbana Ka Dhumeya Wixi Xifdisid  Xumo Madax Xanun Jogta ah Hurdo Xumi Iyo ilowshiyo Badan.
???? ???? ????




 

Su'aal: Waxaa nafteyda gilgilay cudur shaki ah?

Started by Maaji29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7379
Last post July 16, 2016, 02:12:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?

Started by Hudo aliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8608
Last post May 26, 2017, 08:23:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shaki uur?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8230
Last post April 22, 2013, 10:20:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan fikir dhiiban rabo waan gariiraa?

Started by Khadar AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8577
Last post July 12, 2017, 07:32:58 PM
by SomaliDoc