Author Topic: Su'aal: Xaniinyaha ayaa i xanuuna?  (Read 31089 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Emiyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaniinyaha ayaa i xanuuna?
« on: October 25, 2019, 12:49:10 PM »
Adbaan idiiin salamay bahda somali doc.
Sual ayaan raba inaad ii faahfaahisan jawaabteeda adinkoo mahadsan.
Markiii uu dareenkayga kaco xaniinyaha ayaa aad ii xanuuna mar marka qaarkoodna way i bararaan. Dhakhaatiir badan ayaan u tagay baaritan iyo ultrasound ayay ii direen intooda badan waxbo maqabtid ayayna i dhaheen walina xanuunkii waa i qabtaa mar marka qaar. Maxaakeeno xanuunkaas sideese u iskaga daaweeyaa.
Adbaa u mahadsantahiin