Author Topic: Su'aal: shiir qof kale inaan isku arko?  (Read 30612 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deeq12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: shiir qof kale inaan isku arko?
« on: October 27, 2019, 12:45:47 AM »
Salamu calaykum  dhakhaatiirta waan idin salaamayaa salaan ka bacdi waxaan isku arkay Arin igu cusub OO ah shiir aan ku aqaanay xaaskayga inaan isku arko dhididkayga iyo candhuutaydaba ay isku shiir noqdaan xataa saxaradayda aan shiirkan ka dareemo hadana waxaanba arkay ayaamhan dambe in saxarada kalarkeedii is bedelay waxoogaa siidii ay madow tahay oo kale aan arkay Allah ha idinka jasaa’i siiyee bal arinkaa waxaad ka garataan iiga soo jawaaba
 
Deeq A. H




 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 27200
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22050
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44743
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48739
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30358
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc