Author Topic: Su'aal: Mudadee laqaataa vit b12 injection?  (Read 3583 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Gaacuur_yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mudadee laqaataa vit b12 injection?
« on: November 23, 2019, 09:32:58 PM »
Waan salaamayaa dhakhaatiirta somdoc. salaan kadib.
Waxaan dareemayaa kabuubyo , ubadan lugaha iyo faraha gacmaha, daal saa'id ah tabar daro, barar lugaha hoose ah.
Waxaan booqday dhaqtar nerfaha qaabilsan blood test ayuu ii diray, result waxaa la yiri vitamin B12 ayaa ku yar  95pg/ml. waxaa laii qoray vitamin b12 injection hal usbuuc maalin kasto ah, ka dibna usbuucii hal cirbad afar usbuuc, kadibna bil walba hal cirbad.
Muddo illaa 3 bil ah ayaan wadaa daawadii walina kabuubyadii way jirtaa inkasta oo sidii hore ay dhaanto.
Suaashaydu waa intee ayey qaadanaysaa inay dhamaato kabuubyadaas?  Sidoo kale muddo intee le eg ayaa lawadi karaa daawada? Mala qaadan karaa bishii laba jeer ama kabadan.
Mahadsanidin.




 

The Aging Brain Helped By Injection Of Human Umbilical Cord Blood cells

Started by YaxyaBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 20012
Last post June 01, 2008, 09:00:33 PM
by Yaxya
One Injection Stops Diabetes in Its Tracks: Treatment Reverses Symptoms of Type

Started by AbdulrazzakBoard Topics in Healthcare

Replies: 0
Views: 20358
Last post February 25, 2015, 02:00:06 AM
by Abdulrazzak
Benzathine penicilline IV injection!!!

Started by AdminBoard Questions, Exams & Study tips

Replies: 0
Views: 5413
Last post December 30, 2008, 08:59:47 PM
by Admin
Su'aal: Testofort Injection?

Started by m.mo141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2803
Last post May 27, 2016, 09:05:21 PM
by SomaliDoc