Digtoore asc salaan kadib digtoore waxan isku arkay mar mar aan dhaco ama suuxo waxay gaaladu dhahaan passed out waxan tagay dhaqtar waxaa la iga helay xanunkan layirahdo .vasovagal syncope ! Digtoore halis intee le eg ayuu leeyahay xanuunkan mase laga dawoobi karaaa?