Author Topic: Su'aal: Waxaa i hayo cudurka xiniinyaha?  (Read 8466 times)

0 Members and 4 Guests are viewing this topic.

Offline ahmed dabaq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i hayo cudurka xiniinyaha?
« on: February 01, 2020, 08:25:42 AM »
asc markahore wxa mahad dhmnted iska leh allah mrka xiga wxn umah celinaya walalaha somalidoc wll wxan ahy wiil dhalin yaro ah 20years mudo dhawr sano ah waxa ihaya cudurka xininyaha kudhaca ee firockosilka marki hore mana wx wrbixin ama sharaxad ah ka aqon
lkn wxbadan wxn ka ogaday somaliDoc
mrka su aashaydu wxy tahay
firokosilka hadii uu wakhti dheer kuhayo ila 3ama4 sano wx malaga qaban kara
mise inta ubilawga yhy umba ladawayn kara hadi uu allah ku tayasiriyo




 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 53238
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 47432
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55835
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Waa Maxay Cudurka "Ebola"?

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 89021
Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxey cudurka "Rubella Virus"?

Started by ManaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 81054
Last post January 24, 2009, 11:26:50 PM
by SomaliDoc