Dr magacagu wa siciid cali dr 15 sano ba siigaysayey mudo waxaan isku arkay halka gumaar ilaa kelida bidix dusheeda markaa kacsado ama habeenkii dhinaca bidix u seexdo in sanqadha ka baxdo halkaa qudhudhuc ah sida marka qofka calooshu soconayso siday u sanqadho waana mudo dheer weliba hadaan kacsado waaba dareemaa sidii wax hawo oo kale ah inay inay halkaa maraysk gumaarka ilaa kelida bidix marba dhibac sucoto iyo markaan kaadjo ka bacdi waan amaqlaa ama dareemaa waxsidii hawo camal aha ah