asc warwab dr aad baan kuu salaamayaa waana kaag mahad celinaa sida wnagasan ee aad uga jwabtid walalaha somaliyeed meel walbo oo ay jogaanba waxaa qabaa su,aal kusaabsan ilmo galeenka oo an hada kahorn ku waydiiyay hada xaamilo yaan ahay minkina wa dabacasanayahay oo wa soo muuqdaa waxan u tagay dr hawenak qabilsan wuuu igelyay caag uu igu yiri waa ku cawinaa mudo bil ah yu igu jiraa wax wayn oo aan kadareemay inu noqday minkina malahan wwaxan horay u dhala 3cruur ah oo isku dhaw kuligoodna caadi ayaan u dhalay ila kan igu wayn oo lygusoo jiidy mahee da,daydun wa 30jir marka wuxu igu yiri dhaqatrkii markad dhashid canugan waalagu qalayaa waxaa booskiisi lagu celinyaa minka kabacdina ilmo danbo dhali maysid marka talo isii adaan ku af aqanaye teda kale suurta gal miya dr in aan irahdo hadaba canugan igu qala maxaa yeelay minkaan hada sidaas ah sacado badan oo riixitaan ah ma u dul qaadan karo ayaan isleeyahay kabacadi hadii ay igu qalana ay saas ku hagajiyaan arintaas bal kawaran dr thx