Somali Medical Forums
March 12, 2010, 07:16:24 AM
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
News
:
VIDEO:
Medical doctors graduated in Somalia
Website
Home
Help
Search
Login
Register
Somali Medical Forums
>
Other Health Professions
>
Pre-Dental and Dental
>
Yirid (Gingivitis)
Pages: [
1
]
« previous
next »
Print
Author
Topic: Yirid (Gingivitis) (Read 623 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Hero Member
Points: 0
Offline
Gender:
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 455
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Yirid (Gingivitis)
«
on:
August 06, 2008, 10:22:21 PM »
Yiridku waa jeermis ah calaamad hore ee cudur cirrid. Wuxuu yimaadaa marka huuro ay ku buuxsanto inta u dhexeysa ilkaha iyo cirridka. Huuradu waa lakab ilkahaaga ku dhega oo ka yimaada cuntada, jeermiska iyo dheecaanka. Waqti ka dib ayaa kororkaan wuxuu noqon karayaa jeermis cirridka ku dhaca.
Cirridku badanaa kuma dhaawacmo yiridka, laakiin daaweyn ayaa muhiim ah.
Yiridku wuxuu ku badan yahay dadka aan cadayan ama aan xarig isaga nadiifin ilkaha dhexdooda. Haddii aan la daaweynin, jeermisku mar kale ayuu imaanayaa waxaana laga yaabaa in uu keeno cudur cirrid oo daran ama ilkaha oo kaa dhaca.
Calaamadaha
• Cirridka oo guduuta oo barara
• Cirridka oo si fudud dhiig uga yimaado
• Cirridka oo wax bararsan u ekaada ama gadaal uga durka ilkaha
• Neefta qofka oo urta
Daryeelkaaga
Takhtarkaaga ilkaha u tag haddii aad wax calaamadahaan ah isku aragto.
Takhtarkaaga ilkuhu wuxuu nadiifin doonaa isla markaana ilkahaaga ka saari doonaa huurada.
Ka hortagga
Si yiridka looga hortago, cadayo oo ilkaha dhexdooda dun isaga nadiifi ugu yaraan labo goor maalin kasta si huurada meesha uga saarto inta aysan ku kordhin.
Takhtarkaaga ilkaha u tag 6-dii bilood ee kastaba mar si ilkaha lagaaga hubiyo oo lagaaga nadiifiyo.
Haddii aad wax su'aalo ama walaac ah qabtid, halkaan ka weydii
SomaliDoc
Logged
1- Si aad wax ugu qortid Webka
|
2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha
|
3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale
|
5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (
Halkan Riix
)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [
1
]
Print
« previous
next »
Jump to:
Please select a destination:
-----------------------------
SD Related Issues
-----------------------------
=> Announcements
=> SD Support and Suggestions
=> Requests & Recommendations
-----------------------------
Medical Student Forums
-----------------------------
=> I want to Study Medicine
=> Fresh Students
=> Basic Medical Science
=> Clinical Rotations
=> Questions, Exams & Study tips
=> Problem-Based Learning Center
=> Internship and Residency
=> Board Exams (USMLE/PLAB/MRCP)
-----------------------------
Other Health Professions
-----------------------------
=> Pre-Dental and Dental
=> Nursing Education Center
=> Lab Students & Lab Technicians
=> Pre-Pharmacy and Pharmacy
=> Radiology & Medical Imaging
=> Other Medical Careers
-----------------------------
Diseases and Conditions
-----------------------------
=> Cudurrada Guud
=> Cudurrada Haweenka
=> Cudurrada Caruurta
=> Cudurrada Qaliinka
=> Cudurrada Maqaarka
=> Cudurrada Indhaha
=> Cudurrada Maskaxda
=> Qaybta Wacyi Galinta
=> Qaybta Su'aalaha
-----------------------------
Medically Related Forums
-----------------------------
=> Health News and Events
=> Islam and Medicine
=> Topics in Healthcare
=> Medical Stories and Jokes
-----------------------------
Finance & Aid
-----------------------------
=> Humanitarian Aid Organizations
=> Scholarships and Opportunities
=> Medical jobs
-----------------------------
General Discussions
-----------------------------
=> Doctor's Hobbies
=> All-Students Forum
=> New Members
=> Feel Free Here
Loading...