Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:18:15 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: Waraabow iyo AIDS  (Read 1215 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
guuleed_11
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: public health
Posts: 1



« on: June 19, 2008, 09:09:08 AM »

Maxay xirrir ah oo ay leeyihiin cudurka soomaalidu u taqaan waraabowga iyo HIV aIds-ku?
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: June 24, 2008, 05:49:59 PM »

Cudurka waraabowga ama isfiilitada sida dadka qaar u yaqaanaan waa cudur ka mid ah cudurrada lagu kala qaado galmada (STDs).

Xiriirka ka dhaxeeyo cudurkan iyo AIDS-ka waa in ay ka mid yihiin cudurrada lagu kala qaado galmada, waxaa intaa dheer in cudurka waraabowga ay dhib noqon karto in si sahlan looga helo loogana baaro qofka qaba cudurka AIDs-ka khaas ahaan hadii waraabowga uu yahay midka maskaxda galo oo neerfaha wax gaarsiiyo (neurosyphilis).

Warbixin intaa dheer oo ku saabsan cudurrada galmada la isku qaadsiiyo halkaan ka akhriso. http://somalidoc.com/smf/cudurada-guud/cudurrada-galmada-la-isugu-gudbiyo/

Qoraal looga hadlayo cudurka waraabowga dhawaan ayaan ku soo dari doonnaa webka ee la socod wanaagsan.

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #2 on: July 15, 2008, 11:34:25 AM »

Waa kan qoraalkii aan kaa ballan qaadnay ee ka faaideysi wacan
http://somalidoc.com/smf/cudurada-guud/waraabow-isfiilito-xabad-(syphils)/

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Waraabow / Isfiilito / Xabad (Syphils) Cudurrada Guud SomaliDoc 0 1938 Last post July 15, 2008, 11:32:11 AM
by SomaliDoc
BARNAAMIJKA KA HORTAGGA SOA/AIDS – EE DADKA QAXOOTIGA AHI QAXOOTIGA KALE U SAME Qaybta Wacyi Galinta dr-awale 0 456 Last post December 16, 2008, 06:11:42 PM
by dr-awale
VIDEO: Deconstructing The Myth Of AIDS Topics in Healthcare Dr.Mahdi 0 252 Last post January 07, 2009, 12:29:40 PM
by Dr.Mahdi
Pope: 'Condoms increase problem of Aids' Health News and Events Waxbaro! 1 260 Last post March 18, 2009, 10:57:17 AM
by Dr.Adnan
HIV and AIDS Youth Adviser - Berbera Medical jobs Dr.Mahdi 0 152 Last post May 25, 2009, 12:48:59 PM
by Dr.Mahdi
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Yesterday at 03:43:26 PM