General Discussions > New Members

Hello, from Arendal, Norway

(1/2) > >>

Towfiiq:
Asc

Aqyaarey waan idin salaamay, aad ayaana ugu faraxsanahay inaan idinku soo biiro, waa Page waxtar u leh Dadka Soomaaliyeed ee wax aqriya, waana meel laga heli karo macluumaadyada la xariira cudurada iyo daawooyinkooda.

Walaalkiin
Yusuf Ali
Arendal,Norway

PrincessMuni:
Welcome Towfiiq 2 SD forums and hope you enjoy.
am sure you'll learn alot and we hope you share with us too.

Dr.Farabadan:
soo dhawaay towfiq.forumkaan waa mid ka dhaxeya bulshada somaliyed in ay kun kala faa'ideystaan. waad nagu soo kordhi kartaa waxii aad na dheertahay.

Dr.Tulip:
Welcome 2 the forum  somali doc walaal  
TowfiQVelkommen til vĂ¥rt forum  :)

Munim:
welcome towfiq to somalidoc family gambarkaga qaado qaxwana shubo minanka wa minankaga ha is martiyeynin.
my best regards 4 u

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version