General Discussions > New Members
Hello, from Arendal, Norway
Hanna:
--- Quote from: towfiiq on October 04, 2008, 03:29:33 PM ---Asc
Aqyaarey waan idin salaamay, aad ayaana ugu faraxsanahay inaan idinku soo biiro, waa Page waxtar u leh Dadka Soomaaliyeed ee wax aqriya, waana meel laga heli karo macluumaadyada la xariira cudurada iyo daawooyinkooda.
Walaalkiin
Yusuf Ali
Arendal,Norway
--- End quote ---
Velkommen, koselig å se andre folk fra Norge her :)
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version