Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyo-bax degdeg ah?
SomaliDoc:
Caafimaad dhameestiran wuxuu ka hortagaa cudur waliba laakiin jimicsi kaligii daawo uma noqdo dhibaatadaan
Ugaaas:
SU<AAAL
- Daawooyin la qaato: waxaa ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo-baxa "SSRIs" waana daawo ah lidka-diiqada iyo welwelka
?? Kilinigaa ma laga helaa soomaaliya ama kenya?/
kawran hadaan utago dhakhtar Dirta wax ku daaweeya??
Dhakhtarka Caadiga iyo MIdka wax ku daaweeya dhirta
kee rooon walala?????/
SomaliDoc:
Daawooyinka SSRIs waa laga helaa soomaaliya.
Waad u tagi kartaa takhtar dhireed oo aqoon leh.
Takhtarka caadiga iyo midka dhirta waxaa roon kii aqoon u leh waxa aad ka cabanayso.
Ibraahim:
Salaamu caleey kum
walalayaal aad baad umahadasntihiiin
barnaamijaakaan ama mawduucaan waxaan raadinayay marbadan
laakiin waan helay maanta alxadulilaaaaaaaaaah
walaal waxaan joogaa kenya
cudurkaan waaan waaan ka qabaa marka walaal dhakhaatiir wali maan u agin
kenya wee iska mushkila badan tahay walala dhina dhakhaatiirta
macana qarashaka
waxaan rabay in aan tako kinyata hosbila laakii qarash kali buu noqday
waxaa kale oo aan xayeesiin ku arki dhakhtar soomali ah oo 8 ka kuyaala
oo qaabilsan wax ku daaweeya diinta
marka walala webkan waxaan umalaanayaa kenya joogaan
xagee tagaa oo aad saacideeneysaaan walaal
salaamulaaaaaaaah
Ugaaas:
Waan idin salaamay
su,aaal baan ka qabaaa qadobkaaann,,
3- Daawooyin la qaato: waxaa ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo-baxa "SSRIs" waana daawo ah lidka-diiqada iyo welwelka.
waxaa kaloo jira bamaato kabuubiso (Lidocaine) ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada.
su,aaal baan ka qabaaa qadobkaaann,,
waxaan rabaa in aan ogaado cuntootinka la gahelo lidka diiqada iyo welwelka lidka-diiqada .....
waxaan rabaa in la ii sheego hadii ay jirto cuntiitinka la cuno cuntooyinka la ga helo
waxaan rabaa cuntiiyinkaa magacaydooda ?????
Waaad mahadasantihiin
marlabaad waad ku mahadsantihiin
webka sida fiican aad wax nooga jawaabaysaaan oo aad noogu soo gudbinaysaaaan Aqoon korarsiga
Adimintonka waan idin mahad celinyaaa
IYo Dhakhaatiirta dhamaaaaaaaan iyo Xubnaha dhamaan webka
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version