Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!
SomaliDoc:
Haddii siigada aad joojisay 13 sano ka hor, waxaa laga yaabaa cilaldaha aad dareemayso in aysan xiriir la lahyn ee fadlan halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan hami yarida, kacis la'aanta iyo biyo-baxa dagdaggga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Nasriin:
Subaxanallaah subxanallaah
dadka saa samaynaya cadhada allah in ay ku dhacdo miyuun ka yaabayn subxanallah
masiibadaa inta haysata oo waxas ka caada dhigtay waxan kula talin lahaa ka fogaada cadhadaas
iyo cudur aad gacanta ku kasbateen
subxanallaah
macadallaah
allaha guur idinku arsaaqo iyo allah ka cabsi
Fahrer2015:
aad bay u xuntahay in biyo gacan la isaga keeno waxaa fiican inaan ka fogaano, biya baxa dag daga ah wuxuu u xun yahay kalsoonida aad iska qabto iyo xidhiidhka qoyska, reerba rerka sariirtoodu ka guux badan tahay ayay ka farxad badan yihiin! taas waa dhab waadna ogaan doontaa.marba hadii aadan hawsha wadan karin waxa kaa maqan qayb ragnimadaadii kamid ah. biyo baxa dagdaga ah waa la joojinkaraa lakin taas kuma imanayso habeen iyo bilo toona , g*kaga waxad u taba baraysay sanado badan si aad biyo isaga keento dag dag ah, waayo waxa loo siigaystaa waa in aad biyo iska keento. mararka qaar waliba kuwo dag dag ah,marka waad la qabsatay, waxa biyaha dadajinaya waxa lagu micneeyaa 1. maskaxdada oo dareenkii ka danbatay oo si xawli ah u shaqaynaysa marka xagaa lookaco. 2. nerveyaasha g*ska oo aad sensative u noqday. labadaba waa dhab iska daa sigaysiga totally balse markaa marayso after 1 month check xubinkaaga tarank a gacant ugu qabo sidaad u sigaysan jirtay waxaa ku cadaanaysa in dareenkii badnaa ee g*sku uu meesha kabaxay taas micnaheeda waxaad haysa dariiqdi saxda ahaa. dib ha ugu laabanin keep going bro!! cibaadada uma ficna siigaysigu, wahsi iyo caajis farabadan ayaa kugu adkaynaya inaad markaste oo sigaysatid aad qubaysato si aad salaada isugu diyaariso. agow siigaysigu waa camal shaydhaan.
Somali_Nabad:
Jawaabta waan sugayay aniguba,.
Inkasta oo dhaktarku qoraalkiisa ugu horeeya aad inoogu sharaxay.
Wuu mahadsan yahay dhaktarku.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version