Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Suaal walal ku saabsan xaniinyaha?

<< < (2/2)

Dr. Acromion:

--- Quote from: Afrax on February 06, 2011, 03:56:17 PM ---Asc walalayal waxan idinkaga mahadcelinayaa qaabka aad su aasha iiga soo jawabten gar ahaan dr mahdi mida kale dictore waan qadanayaa taladaada ah inan laxariiro dhaqtar ku taqasusay qaliin mahadsanid dictoore.

--- End quote ---

waxaan kaala talin lahaa inta aad kaheleeso takhtar ku takhasusay qaliinka in aad iska jirtid qaadista waxyaaba culus , jimicsiga, ciyaaraha sida kubada , basketka.......... iwm.

Afrax:
Asc dr mahdi salan kadib aad iyo aad ayad umahadsantahay . Dr. Runtii waxan hada ku hor ku weydiyay su aal ku saabsan  cafimadkeyga waxadna ishegtay inan qabo eerno aana u bahanahay qaliin kadib dhaqtar ayaan utag wuuna iqalay alxamdulilah wuu ku guuleystay. kadib dictore waxan daremaya xanuun xaga mindhicirka iyo bogga. iyado marka ay ixanunan aan daremayo in xaninta iyana ay ixanuneyso.teda kale xaninta murqihi ku jiray wali waa ku jiran inkastoy sidi hore aysan ii xanuneyn. Dr waxan kasuga talo. By.  

SomaliDoc:
Wixii aad dareento oo isbadal ama xanuun ah qalliinka ka dib waxaa habboon in aad la xiriirto takhtarkii ku qalay maxaa yeelay wax saa u weyn oo lagaa fahmi karo ma jiraan in dhibka aad sheeganayso uu la xiriiro qalliinkii iyo in kalaba.

Waana ku faraxsanahay in taladeennii aad ku faaiday.

Caafimaad ayaan kuu rajaynaynaa.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version