Author Topic: Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?  (Read 6191 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?
« on: May 17, 2015, 03:49:14 PM »
asc wr wb walalaha sharafta leh waxan dareemaa mudo 2 maalin ah marka aan hurdada ka soo kaco in gacan eeysan dhaqaaqi karin ilaa aan ka riix riixo oo kabaabyo saaran tahay lkn walalaheeygoow dhaqtar markan u tagayna wuxuu igu dhahay nerfo ayaa qabtaa dawada nerfahana qofka lagulama fududaado wuxuuna iisoo qoray kaliya dawo dysto loges la dhaho markaan ayada cunay ayaana arkay ciladaan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?
« Reply #1 on: May 20, 2015, 02:43:28 PM »
Baaritaankee ayaa lagugu sameeyay si loo ogaaday in cilladaadu neerfo tahay?
Midda kale cilladaaan kabaabyada gacanta aad dareentay ma markii aa daawada qaadatay kadib baa mise ka hor?
Daawada warbixinteeda horay ayaan kuugu jawaabnay halkaan ee ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5772.0.html
Qoraalkaan ka faaidayso waxa uu yahay neerfaha iyo xanuunnada ku dhaco iyo qaladaadka ay dadka ka fahansan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 161881
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106816
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57787
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62009
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28788
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc