Author Topic: Su'aal: maxaa 'Peripheral Vascular Disease' af soomali lagu dhahaa?  (Read 4535 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Didiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asc,

Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado magaca cudurka 'Peripheral Vascular Disease'. hoos waxa ku qoran faah-faahin gaaban oo ku saabsan cudurka. mahadsanidiin.

Peripheral vascular diseases (PVDs) are circulation disorders that affect blood vessels outside of the heart and brain. PVD typically strikes the veins and arteries that supply the arms, legs, and organs located below your stomach. These are the blood vessels that are distant from the heart. They are known as peripheral vessels.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4708
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: maxaa 'Peripheral Vascular Disease' af soomali lagu dhahaa?
« Reply #1 on: March 17, 2016, 06:12:04 PM »
Ma ahan hal xanuun oo leh magac u gooni ah, laakiin waa cillad ka tarjumayso xanuuno dhowr ah oo ku dahca xididada.
Haddii afsoomaali ahaan la soo dhaweeyo waa "Xanuunada ku dhaca xididada addimada".
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52757
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 151540
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 54802
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 58400
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26070
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc