Author Topic: Su'aal: Waan ka daahaa hurdada markaan furaashka tago?  (Read 3259 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Miraaf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waan ka daahaa hurdada markaan furaashka tago?
« on: September 17, 2017, 12:19:49 PM »
Aad bay u mahadsanyihiin dhakhaatiirta maamusha boggan,
Waxaan jeclelahay inaan waydiiyo su'aal

Markaan furaashka aado saan u seexdo,  waan ka daahaa hurdada weliba waqti dheer,  cilladdan awal ma qabi jirin e,  dhawaan baan isku arkay.
Waxaa lqga yaabaa inaan dulgalgasho furaashka saacad ama laba saacadood, fakar na ii raaco, arrintani maxay noqonkartaa?




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal Hurdo Xumo
« Reply #1 on: September 17, 2017, 05:09:08 PM »
Halkaan ka akhriso Hurdo La'aanta:
http://bit.ly/2wmuOnI

Halkaan ka akhiriso Joodariyaasha Hurdada u fiican:
http://bit.ly/2wmwcXk

Halkaanna ka akhriso waxyaabo kale oo keena huro xumada:
http://bit.ly/2wm9QWa
FIIRO GAAR AH:
Qeyb walba linkiyada ku jira akhriso si aad xaaladdaada uga dhex heshid.
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18380
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47770
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116650
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9332
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

Started by Deko Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10518
Last post May 20, 2016, 09:13:11 PM
by SomaliDoc