Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Malabka iyo Malayga ilmaha ma soo ridaan?

<< < (3/3)

Ashom:
Dr.re sidaa sheektay malab ka hadii lasiiyo dumar ka in oo Soo nadiifiyo minka oo kasoo saaro xinjirta
Waxaa u fahmay hadii ee afka ka cabto in oo minka toos u aadaayo?,hadii sax tahay
Kwaran hadii dumar ku ee afka shahwada raga ka liqaan uur ma qaadi karaaan????

SomaliDoc:
Shahwada wuxuu alle ugu talagalay in ay ugxanta bacrimiso, wax dhiig mari karo maahan, laakiin malabka qaabka uu u shaqeeyo way ka duwan tahay, oo dhiigga ayuu raacaa waxtarkiisa sidaas ayuuna meelo kala duwan oo jirka ka mid ah uga shaqeeyaa, waa sida daawada oo kale.

??? Su'aashaan aqoon kororsi miyay kaa ahayd mise iska waydii?

Ashom:
Waxaa ii cuntami weeysay wax afka laga liqay ayaa minka tegay ..lkn hadii oo dhiiga raacayo waa fahmay thanks

SomaliDoc:
Wixii afka laga qaato, dheefshiid-ka ayay maraan, kadib waa la dhuugaa oo dhiigga ayaa la raaciyaa, sidaas ayeyna saamayn ugu yeelan karaan qeybaha kala duwan ee jirka waana qaabka ay cunnada ama daawada ay jirka wax ugu tarto.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version