Author Topic: Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?  (Read 9016 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?
« on: September 12, 2016, 11:56:54 PM »
Asc dr waxaan rabaa in la iga jaahil bixiyo dhaqaatiir halkaan ah wax walba oo aad qabto ama ka sheegato waxa lagaa qaadaa dhiig waxana lagu leeyahay dhiigaada kama helin wax infaction ah marka baaritaanka dhiiga malagu ogaadaa cudur kasta tusaale check up marka lagugu sameeyo oo dhiigag badan lagaa qaado oo kale ama infactionka dhiiga cudurka jira mala ogaadaa xitaa hafuu sanbabada ama lafaha jiro ka jirto




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 07:18:46 PM »
Baaritaanka dhiiga laguma ogaan karo cudur walba, waxay ku xiran tahay waxa lagaa baarayo.
Qaar baa kaadida laga baaraa ama saxarada, qaar baa u baahan in qalab lagu saaro oo aan lagu ogaan karin dheecaanada jirka.
Midda ku saabsan infekshanka dhiigga iyo sida loo baaro ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5579.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: