Author Topic: Su'aal: Jugta xididada madaxa?  (Read 144 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi Hasan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jugta xididada madaxa?
« on: January 08, 2017, 09:52:18 PM »
Asc aad bad umahadsantihin sida wanagsan ee aad inoga jahil bixisen bahiyaha cafimad walalayal suashaydu waxa waye
Waxa I haysta xanun daran ona dhamad laheen waxa layga haya madaxa mudo  3 sano ah xaladahaygi hore way is badalen waxan isku arkay hadal yari dadka la shekesigodu wuu idhiba xasuus yari,madax xanun, dhago shanqar, Iyo gacmaha iyo luga oo aad modid in cirbad layga mudmudayo waxan utagay dhaqtar madaxa ayu iga baray waxu dhahay waxba ma qabtid marke walalayal iga jihil bixiya alle ajir badan ha idin siye



Somali Medical Forums

Su'aal: Jugta xididada madaxa?
« on: January 08, 2017, 09:52:18 PM »

Offline Abdi Hasan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Jugta xididada madaxa?
« Reply #1 on: January 10, 2017, 02:07:33 PM »
Asc dhaqtar wad mahadsantahay sida wanagsan oo aad inogu so jawabtid
Suashaydu waxa waye
Waxan isku arkay madax xanun ilowsho xasus yare dhago shanqar .gacmaha o ad modid in cirbad layga mud mudayo some Times
Xiso la,aan hadal yari hoose udhac guud wll astamaha maxay yihin cudurkesa keeno bal iga so jawab alle haka ajir siyo



Somali Medical Forums

Re: Su'aal: Jugta xididada madaxa?
« Reply #1 on: January 10, 2017, 02:07:33 PM »

 

Su'aal: Maraqa gaar ahaan maraqa madaxa xoolaha?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 800
Last post April 24, 2016, 03:11:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3519
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo daweyn karaa Nabro Madaxa ka soo baxay oo is badbadalaya?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 3989
Last post February 20, 2013, 01:17:28 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Maxaa keeno inee ilmaha madaxa biyo ka galo?

Started by Fatima Hussein MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 967
Last post October 02, 2015, 10:46:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Nabar iga gaaray madaxa ma noqon karaa cudurka faaliga?

Started by NejibozBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 410
Last post March 18, 2016, 11:34:27 AM
by SomaliDoc