Author Topic: Su'aal: biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro?  (Read 4561 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maan Moha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro?
« on: March 14, 2017, 05:22:13 PM »
Asc Dr  maxaa kena biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro waliba in kayar 10 second?
Maxaase lagu dawenkaraa ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: biya baxa dag dagaa wakhtiga sex lagu jiro?
« Reply #1 on: June 17, 2017, 01:40:39 PM »
Biyo-baxa degdegga ah waxyaabo badan ayaa keena ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 109291
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?

Started by HaykalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 65364
Last post February 16, 2016, 10:07:14 PM
by SomaliDoc
"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 30394
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 54918
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 35707
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca