Asc Somali doctors idinko mahadsaan,suasheyda wexey tahay..
waxaan ahay wiil 28 jiir ah waan cafimad kaaba blse waxa Mar waliba walwal igu hayaa mizaankeyga o inaba an isbadaleynin cunaa walbo an qatoo Mana dhafo 56kg inu kaxosmaro walaga yaba. marka malaga yaaba iney ariintasi sabaab utahay babasiir mise ma noqon karta laaf yarii an udasheey? maxa talaa ah somalidoc Kheyr alla haidin siiyo.