Asc SomaliDoc waad mahadsantihiin walaalaha isu xilsaaray hawshan faa'idada leh Waxaan qabaa su'aalo badan
1. waxaan ahaye wiil 22 jir ah Muqalkega marka ee dadka i arkan waxaa la ii maleyaa 15 ama 14 qof jira wana gabanhye waxaana leyhaye gamo yaryar iyo cago yaryar sido kle xubinkega Taranka waa mid yar iyada xita
2. Muuqalkega waa 14 ama 15 jir dadeydana waa 22 Jir Familkana uma lahan waxa dhaxal ah Gabnida waxa cilad ah maa jira doctor