61
Qaybta Su'aalaha / Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA
« Last post by Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:45:18 AM »Asc doctor magaceygu waa ahmed waxaan ahay nin dhalin yaro ah ku nool somalia waxaan ka cawanayaa hurdo laan iheyso mudo halsano ah waxaa igu soo kordhay in uu igaraacmo halka godan ee dhun hosteda ah doctor badan ayaan utagay baritaano kala duwan ayey igu wada sameyeen waxna wey iga wayeen kaniin hurdo un bey isoo qoraan ayaan isticmala ilaahada,
Iga caawi doctor
Mahadsanid
Iga caawi doctor
Mahadsanid