Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhinaca midigta xanuun?
Abdulrazzak:
waan kaa qaadnay salam
intaa ka dib dadka waaweyn xanuunada noocas camal ah waxa u badan xanuun xidida gaaray xili aya yaraayeen Meesha ay hada joogto(india) waa meel fiican oo wax walba waa laga helayaa waxa haboon in marka Doctor especail ay u tagto... siiba Case oo kale waxan ku arkay hooyaday 54 jir ahyd ilaah mahadis daawo badan ka dib waxan geeyay Nairobi waxay la qabsatay Cimilada way ka roonatay xanuunkii
Runtii waa isku (Symptoms) calaamado marka waxad samaysaa hadii aysan jirin wax cad oo hada cudur ah ama calaamad ay sheegayn Doctorka waxad ku tali lahaa Physiothepy oo mudo dheer ay wado .. sidas ayaan ku samayay hooyadan hada way ka fiican tahay xanuunkii waxan ku rajeynayaa in aad samayso arintaas .
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version