Administration Panel > Announcements

Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo

(1/3) > >>

Admin:
INAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Anigoo ku hadlaya magaca bahda SomaliDoc, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dhakhaatiirtii ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay xafladdii qalin jabinta ardayda jaamacadda banaadir, ehelladooda iyo qaraabadooda sabar iyo iimaan allaha ka siiyo, waxaan kaloo ilaah uga barbayayaa intii wax ku nqoteyna inuu bogsiioyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Qaar ka mid ah ardeyda caafimaadka ee maanta qallinjabiyay

Yaxya:
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات..إنا لله وإنا إليه راجعون لله ماأخذ وله ماأعطى،وكل شئ عنده بأجل مسمى 

Munim:
INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.
waa fal xun oo waxashnimo ah oo ka baxsan akhlaqda islamka.
Alah u naxariisto dhaman dadka dhintay janadi fardawsa Alah ka warabiyo ehaladoda sabar iyo iman Alah ka siiyo Amiiiiiiiiiin.
waxan ad u xasustaa boqashadii Dr.Shahiid u ku yimid faculty of medicine University Of Gezira  isaga iyo Dr Bidey. wa dad u tagnay malin iyo haben hormarka iyo waxqabadka dhalinyarada somalida ee barata cafimadka. Allah u naxariisto.Alah u naxaristo Alah u naxaristo.
INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.INAA LILAH WA INAA ILAYHU RAJICUUN.
akhwaani halo duceeyo dadkas waxa ay ahayen dad dulaab cilm wa zumaladeena dadki manta takharujayay wa in an u ducayna dhamantooda. Allah u naxariisto.Alah u naxaristo Alah u naxaristo
Amiiiiiiiiiiin yaa rab.

Pharmacist:
Wallaahi waa fajac iyo amakaag.
Waa ardaydii 6 sano wax soo baranaysid iyo macallimiintoodii wadanka ku hartay oo umaddane wax u qabanaysid.
Ilaahay ha idiin naxariisto janadiisane ha idin galiyo.

Inta dhaawaca ahne sidoo kale ilaah ayaan u baryaynaa inuu caafiyo

Mustafa:
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبكاتة
اللهم صلي على محمد وعلى الة وصحبة

إنا لله وإنا إليه راجعون

اللهم اغفر لهم و ارحمهم و عافهم و اعف عنهم و اكرم نزلهم ووسع مدخلهم و اغسلهم بالماء و الثلج و البرد و نقهم من الذنوب و الخطايا كما ينقى الثوب الابيض من الدنس
إنا لله وإنا إليه راجعون

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version