Administration Panel > Announcements

Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo

<< < (3/3)

Guled1:
sidoo kale waxaan ilaah ooga baryayaa in uu naxariistii jano kawaraabiyo dhamaantood una wada naxariisto amiin amiin

MISK:
إنا لله وإنا إليه راجعون لله ماأخذ وله ماأعطى،وكل شئ عنده بأجل مسمى

Diagnostic:
ASC

Inaa Lilaahi Wa'inaa ilaahi rajacuun!
Words cannot even begin to express our sorrow of what happened to our follow doctors who were killed on Wednesday. This senseless tragedy was felt all over the world. we are shocked & saddened by this tragedy, we had lost some great doctors /students who were saving lives. Our deepest sympathy goes to the victims & their families. Please keep your thoughts & prayers of these innocent people.
They will never be forgotten insha allah.

Aamiin, Aamiin, Amiin.

Toldo:

  s/c,
 
Salaan guud dhamaan walaalaha.
 
Ikhwaanii waa Imtixaan aduunyo.Waa aduun ninkii wagalka ku ahaa aqoon, Diin iyo dadnimo uu dulmane u noqday Daalim aan ilaah iyo umadiisa midna xurmad u ahayn.
Ikhwaanii falkii waxshinimada ahaa ee lagu ugaadhsaday Ubixii wadanka, Dhakhaatiirtii ;neeftooda u huray mujtameceena tabaalaysan; iyo dad aan waxaba galabsan, waa mid aan Diin Islaam iyo Dhaqan dadnimo midna ka turjamaynin.
Runtii aad ayaan uga naxay, indhahayga ilmaa buuxisay, cunnadii wa ii dhadhami waysay markii aan arkay dad aan waxba galabasan oo qaarkood ummadu khayr uga marag kacaday(ANTUM SUHADAA ULAAHI FI AL-ARDI) oo dhiig jidhkooda wada qariyay.

ILAAHAY ha u naxariisto inta dhimatay , Janatu al-aclaana Masiirkooda ha ka yeelo dadkii ay ka bexeena ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.
 
 
Ikhwaanii waa aragnaa maanta wadankeenii hooyo waxa ku habsaday. Fitna aan waxaba hanbaynayn.Sidii Rasuulku SCW inoo sheegay:-
(1) Fitna Camyaa(indhal'a) Sammaa(dhagal'a) dadkana ka dhigaysa sida Ancaamta(Xoolaha).
(2)Fitna aan hadhayn ilaa ay  qof walba oo Mu'min ah Gurigiisa gasho.
(3)Fitna Rasuulku SCW sheegay in ay  dadka maankood iyo caqligooda tagsiinayso,ilaa aad ka waydo qof Caaqila ah ama xil-kas ah.
(4)Fitna Qofka nool ee muslimka ahi uu tamaniyayo ama jeclaysanayo in uu kaga badbaado ama ka galo  Qabri.
(5)Fitna dhexdeeda kan fadhiyaa uu ka khayr badanyahay kan u soconaya kan u soconyaana uu ka khayr badanyhay kan u ordayaya.Rasuulkuna innoo tilmaamay waqtigaas ninkii geel lahi geeliisa jirto,  kii adhi lihi adhigiisa raacdo kii beeralay ahna dhulkiisa fasho.
 

 
IKHWAANII AYNU DUCADA U BADINO DADKAA MUSLIINTA AH EE TABAALAYSAN EE DHIIGOODII, MAALIN WALBA, WAXAAN U MUDNAYN IN LOO DAADSHO
LOO DAADINAYO. ILAAH WAA INNA ARKAA OO MAANTA WAXAAN U AWOODNO UU DUCO AHAYN MA JIRTO IYO KUWA DADKA MUSLIMIINTA  DHIBTA KU HAYA OO ALLAAH SI DAG DAG AH UAGA QABTO.
 
 

Ahmed_Indhayare:
--------------------------------------------------------------------------------
اللهم اغفر لجميع موتى المسلمين. اللهم نور على أهل القبور قبورهم. اللهم واغفر للأحياء، ويسر لهم أمورهم. اللهم تب على التائبين، واغفر ذنوب المذنبين، واشفِ مرضانا ومرضى المسلمين، برحمتك يا أرحم الراحمين
انالله وانا اليه راجعووووووووون

Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo.
Aamiin Aaamiin Aamiin.




Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version