Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jilib Xanuun?

<< < (2/3) > >>

Raaliyo:

A/S dhamaan bahweynta somali doctor;

bacda salaan walaal somali doctor hada ka hor baan furay topikaan furtay oo ahaa jilib i xanuunya hadaan ku soonoqdo topika wali sidii buu ii xanuunayaa jilibka (MRI SCAN) waa lay i saaray ilaa hada wax jawaab mahaayo waxaa ka soo wareegtay 4 isbuuc sidaan kuu sheegyba markii hore aad bay ii xanuuntaa waxaan dareemaa garaac badan sidii meel malax ku jirta lugta marna aad bay ii xanuuntaa marna waa iga yara jabaa xanuunka marna maba kici karo lugtana markaan seexdo ma fidin karo marna ma laabi karo mar waxaan dareemaa inan laabi karo malin maalin. waxay ilaa hada isiiyeen kaar jabiye kaliya oo ah ibuprofin iyo cocodomol, diclofan, waxna iga tari mayso xanuunka meshaas bu tagan yahay markaa waxaan rabaa inan ku weydiiyo somali doctor ma dhici kartaa in dhibkaan i haysta uu yahay seed meesha ka weecatay ama infection ama meel dheecan fadhiyo ma ii sheegi kartaa walaal markaan kuu sharaxay wax ay tahay jiradaan iga haysa jilibka maxaadse advice iga siin kartaa oo aan sameeyaa.

                                                         thankx

SomaliDoc:

--- Quote from: Libaan on May 20, 2010, 12:30:42 AM ---Marka hore ilaa baa mahad iska leh
Tan xigta SomaliDoc aad baad ugu Mahadsantahiin sida haboon aad noogu soo jawabteen.

Hadii aad si koobon kugu sheego Mamada sida loo hayo
marki ugu horeysay lugta mid baa laga qabtay siiba jilibka kalagoyska.
oo waxey dhahday lugta weey i xanuuneysa oo wax baa saas igu yaacaya oo aad xidid moodo
Sidoo kale markeey soconeyso Jiriq jiriq beey dareemeysaa
Marka hada labada lugoodba xanuunka wuu ka hayaa

dhaqtarka waxuu dhahay sadex bilood baad daawo qaadaneysaa
dawooyinku u soo qoray waxaa ka mid ah

1.orthoglobe
2.Fastum gel
3.Gastrodomina

mamada gasna weey qabta marka Gastrodomina gaas ahaan buu ugu soo qoray baan u maleynaya

marka waxaan kaa codsan lahaa adigoo mahadsan daawada orthoglobe wax dhib ah ma u keeni kartaa sida bones,liver  ama unugyada kale ee jirka
sidoo kale dhakhtarka uma uusan u soo qorin knee bandage in eey gashato
ka waran hadii eey inteey soo gadato knee bandage ma wax dhib ah buu ku keenayaa

We look forward receiving your reply as soon as possible.
Best Regards


--- End quote ---

Walaal magaca kiimikeed ee daawada Orthoglobe noo sheeg?
Mideeda kale waad isticmaali kartaa "Knee bandage"

SomaliDoc:

--- Quote from: Raaliyo on May 23, 2010, 08:55:31 PM ---
A/S dhamaan bahweynta somali doctor;

bacda salaan walaal somali doctor hada ka hor baan furay topikaan furtay oo ahaa jilib i xanuunya hadaan ku soonoqdo topika wali sidii buu ii xanuunayaa jilibka (MRI SCAN) waa lay i saaray ilaa hada wax jawaab mahaayo waxaa ka soo wareegtay 4 isbuuc sidaan kuu sheegyba markii hore aad bay ii xanuuntaa waxaan dareemaa garaac badan sidii meel malax ku jirta lugta marna aad bay ii xanuuntaa marna waa iga yara jabaa xanuunka marna maba kici karo lugtana markaan seexdo ma fidin karo marna ma laabi karo mar waxaan dareemaa inan laabi karo malin maalin. waxay ilaa hada isiiyeen kaar jabiye kaliya oo ah ibuprofin iyo cocodomol, diclofan, waxna iga tari mayso xanuunka meshaas bu tagan yahay markaa waxaan rabaa inan ku weydiiyo somali doctor ma dhici kartaa in dhibkaan i haysta uu yahay seed meesha ka weecatay ama infection ama meel dheecan fadhiyo ma ii sheegi kartaa walaal markaan kuu sharaxay wax ay tahay jiradaan iga haysa jilibka maxaadse advice iga siin kartaa oo aan sameeyaa.

                                                         thankx

--- End quote ---

Dhibka kaa haya jilibka waxaa keeni kara waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin waxyaabaha aad tilmaantay.
Mida kowaad waxaa fiicnaan laheed in aad la xiriirto takhtar Orthopedic ah oo ku taqasusay cilimga lafaha laguuna diro baaritaano lagu kala ogaanayo waxa aad ka cabanaysid oo ay ka mid yihiin raajooyinka noocii loo baahdo, dheecaanka kalagoyska oo la baaro iyo baaritaano kalaba.

Libaan:
orthoglobe
for treatment of Osteiarthritis

eache capsule contains:
Glucosamine sulphate 500 mg
Ginkgo biloba leaf extract 50 mg

Raaliyo:

S/C  dhaman bahweynta somali  doctor bacda salaan walaal somali doctor waxaa ila gudboonatay inana kuu soo bandhigo arintii jilib xanuunka i hayey iyo meeshii uu ku danbeyey  ileen xaalada waad la socotay wax walbana marki la bilaabo waa inu uu dhmaad leeyahay gunaanadii hadalka MRI Scan waa soo noqday waxay dhaheen  dhaqatrada jilibka waxaa kaa gaaray waxay isoo sheegeen sadexdaan qodob oo soo socda;

1 Asuspect fine horizontal oblique tear in the posterior horn of the medial meniscus extending to the surface.

2 degenerative change in the patellofemoral join with grade  IV cartilage change in the Pattella and trochlea.

3 Minor sprain of the MCL nad minor degree of prepateller bursitis.

and also small Baker's Cyst noted.   markaa dr somali kolay waad fahmaysaa waxaan kaa rabaa talo ah wixii aan ka yeeli lahaa arintaan inakastoo la ii balamiyey specialist orthopedic weega soo socda inshalaah bana la balansanahay waxaa kaa rabaa ii soo cadee walalaa wixii advice ah waadna mahadsan tahay inshalaah wiixi talo markaad isiiso topikan halkaas baan ku xiraynaa inshalaah


ma

markaa

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version